waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9/8/2023 waxa Maxadka barashada caafimaadka ee Burco( Burao College Of Health Sciences ) ka bilaab wajigii 2aad ee imixanaadka oo ah kii gacan ka qabashada ahaa ( OSCE Examination ) ka oo ay galayaan 25 arday kalkaalisooyinka (Nurses) iyo 23 arday oo umulisooyin ah (Midwifery)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

0