Waxa imitixaankii gacan ka qabashada ahaa soo gabagabeeyey Ardayda baratay qaliinka iyo daweynta afka iyo ilkaha ahna lodkii u horeeyey

ee kasoo baxa guul ahaan gobolka togdheer ama gobolada bariba oo uu soo saaray maxadka barashada caafimaadka ee burco (Burao College Of Health Sciences) kaas oo ay u fadhisteen 16 arday, waxaana kasoo qayb galay imtixaankaa laga qadaayey ardaydaa Dhakhaatiir reer boorama ah kuwaas oo mahadiyey imtixaanka ay ka qadayeen ardaydan