Waxa uu maxadka caafimaadka caafimaadka burco(Burao College Of Health Sciences) uu xaflad sabootina u sameeyey 16 dhakhtar oo bartay daawaynta iyo qaliinka ilkaha iyo afka oo soo waday mudo 5 sano ah, ahna dhakhatiirtii u horaysay ee kasoo baxda gobolka togdheer ama guud ahaan gobolada bari ee Soomaaliland ba.

Xafladaa oo ay kasoo qayb galeen madaxda gobolka agaasimayasha cusbitalka weyn, ka khaliifa, isu duwaha wasarada waxbarashada ee gobolka togdheer , maamulka iyo macalimiinta Burao College Of Health Sciences iyo marti sharaf.

16 dhakhtar waxay noqon doonan kuwii inoo bedeli lahaa dhakhatiirta Ajnabiga ah ee inoo gabilsan dawayna iyo qaliinada afka iyo ilkaha