Burao College Of Health Science waa Goob ku haboon waxbarasha deegaan ahaan iyo aqoon Ahaanba.

Waxa kugu diyaara macalimiin Heegan ugu jira sidaad u noqon lahyd qof dhinac walba ka dhisan qoonahaan, akhlaaq  ahaanba .

Kuliyadaha(Faculty ) uu bixinaayo BCOHS Waxaad ka dheehan doontaa muuqaalkan hoos ku xusan.

Top- UP kii iyo Specialist waa inoo diyaar iyaguna