Waxbarasho ay mudo Saddex sano ah soo wadeen ayey soo gabagabeeyeen ardayda Diploma Nursing ee uu soo saaro (Burao College Of Health Sciences) Imtixaankaas oo isugu jiray mid qoraal ah (Theory) iyo Mid gacan ka qabasho Ah ba(Practical) Allah hawgu guuleyo dhamantood oo haka yeelo kuwii bushadooda jilicsan wax badan tara ee kor u qaada cafimaadkood