Shalay OO tariikhdu ahayd 3/8/2024, waxa imtixaanka kama danbaysta ah (Comprehensive  Examination) u fadhiistay ardayda dhamaysatay Kulliyada kalkaaliyenimada (BSC Nursing) iyo Kulliyada Umulisada (BSC Midwifery) ee mac’hadka Cafimaadka Burco (Burao College Of Health Science)