Comprehensive Examination

Shalay OO tariikhdu ahayd 3/8/2024, waxa imtixaanka kama danbaysta ah (Comprehensive  Examination) u fadhiistay ardayda dhamaysatay Kulliyada kalkaaliyenimada (BSC Nursing) iyo Kulliyada Umulisada (BSC Midwifery) ee mac’hadka Cafimaadka Burco (Burao College Of...

During Exams

Burao College Of Health Sciences waxa usoo gabagaboobay exams kala duwan kaas oo ay ardayda qaarkood galaayeen Mid-exam Qarkoodna Pre-OSCE kuwaas soo gabagabeeyey 10/3/2024