Sabootintii dhakhaatiirta ilkaha

Waxa uu maxadka caafimaadka caafimaadka burco(Burao College Of Health Sciences) uu xaflad sabootina u sameeyey 16 dhakhtar oo bartay daawaynta iyo qaliinka ilkaha iyo afka oo soo waday mudo 5 sano ah, ahna dhakhatiirtii u horaysay ee kasoo baxda gobolka togdheer ama...

Imtixaanka Gacan ka qabashada

waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9/8/2023 waxa Maxadka barashada caafimaadka ee Burco( Burao College Of Health Sciences ) ka bilaab wajigii 2aad ee imixanaadka oo ah kii gacan ka qabashada ahaa ( OSCE Examination ) ka oo ay galayaan 25 arday kalkaalisooyinka...

Imtixaankii kama dambaysta ahaa

Waxa  u fadhiistay imtixaankii kama dambaysata ahaa ee maxadka magaalada Burco ( Burao College Of Health Sciences) 64 araday Taariikhdu markay ahyd 1/8/2023. Kuwaas oo galaysay imtixaankii kama dambaystaa ahaa ee ay kaga qalin badalanayeen heer koodii 1aad ee...